Raysal Wasaare Khayre Oo Xalay Casho Sharaf Ah U Sameeyay Waftiga Uu Hogaaminayo Wasiirka Difaaca Ee Dalka Turkiga + [ Muuqaal ]




Moqdisho (Ilays-News):- Raysal wasaaraha Dalka Somaliya Md Xassan Cali   Khayre ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu munaasibad casho sharaf ah magaalada Moqdisho ugu sameeyey wafti uu  hogaaminaayo wasiirka Difaaca dalka Turkiga oo shalay soo gaadhey Moqdisho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Moqdisho Desk

Ilaysnews01@Gmail.com