Raalin Galin : Dhamaan Akhristayaasha Shabakada Ilaysnews.Com




Hargeysa (Ilays-News):- Dhamaan Akhristayaasha shafarta leh ee shabakada Ilaysnews.com  waxaanu ka raali galineynaa mudadii labada  maalmood aheyd ee ay shabakadu Hawda ka maqneyd ,taas oo ay sabab u aheyd balaadhin weyn oo aanu shabakadu ku sameynaynay ka dib markii akhristayaashu si xoog ah u bateen.

Sidoo kale waxaanu ka wax bedel ku sameynay Desing-ka ama qaab –ka ay shabakadu u dhisan tahay oo aanu ka dhigaynay mid la jaanqaysa Casriga iyo Mobile-da .

Shabakada Baaldhinta iyo wax ka bedelku ilaa hada waa uu ku socdaa waxii cilad kooban ah ee ku yimaadana waad noo dul qaadan doontaan

Alleh Ayaa Mahad Leh

Cabdiraxiim Mowliid Ismaciil .

Mareeyaha Guud Ee Shabakada Ilaysnews.com