Qoraa Cali Qoryoolay Maxuu Ka Yidhi Buuga Uu Xirsi Qoray Ee Miiga Ilaa Madaxtooyada + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Qoraa Cali Qoryoolay ayaa waxaa uu ka Hadley buuga uu dhawaan Xirsi Qoray waxaana uu sheegay in buugaasi yahay buug Fiican oo aanu wax dhaliil ah isagu u heynin isla markaana uu yahay buug waxyaabo badan laga faa,idaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com