Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Ugu Tunka Weyn Somaliland Oo Luuqad Adag Kula Hadley Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]




Burco (Ilays-News):- Cuqaasha gobalka Togdheer ayaa  waxaa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen xukuumada madaxweyne Muuse Biixi , waxaana ay xukuumada ka dalbadeen mushaharka ay xukuumada  Siiso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Burco Desk

Info@Ilaysnews.com