Puntland : Guddoomihi Gobolka Mudug Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo




Qarax ayaa ka ka dhacay magaalada Gaalkacyo dhinaca Puntland qof ismiidaamiyay ayaana isku qarxiyay xarunta gobolka horteeda, sida BBC-da uu u sheegay taliyaha Qaybta Booliska Muumin Cabdi. Qaraxaasi waxaa ku geeriyooday Gudoomiyhii Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Axmed Muuse Nuur , sadax askari iyo qofkii ismiidaamiyay.

Waa warbixin degdeg ah oo hadda ina soo gaartay, faafaahin dheeraad ahna waxaad naga filaysaan goor dhaw.