Prof Cabdi Cali Oo Naqdiyey Jawaabtii Xalay Uu Bixiyey Siyaasi Maxamuud Xaashi + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Prof Cabdi Cali oo  ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland isla markaana xilal ka soo qabtey xukuumadihii Axmed Siilanyo iyo Muuse Biixi ee Xisbiga KUlmiye ayaa waxa uu ka hadley Buuga uu  Xirsi Qoray waxaana uu naqdiyey qaabkii uu xalay Buugaas uga jawaabey Wasiir Maxamuud Xaashi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan