Odayaal Ka Soo Jeeda Beesha Amina Waris Oo Siilanyo Ka Difaacay Buugii Uu Xirsi Qoray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Odayaal iyo waxgarad  ka jeeda beesha  Marwada Madaxweyinii Hore Amina Waris ayaa waxaa ay   Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .

Odayaashan  oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley  ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office