“Muuse Shaani Ayay Ku Yidhaahdeen Madaxweynaha….” Eedaha 2 Nin Loogu Xukumay 8 Sanno + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay maanta xukun  8 sanno oo xadhig ah iyo 625 kun oo Dollar ku riday laba eedeysane oo lagu kala magacaabo Macalin Cabdiqaadir Nuur Maxamuud iyo Abwaan Baashe Xassan Maxamed oo loo haysto  inay googooyeen xadhko ay leedahay shirkada Somcable isla markaana ay aflagaadeeyen madaxweynaha qaranka Somaliland

Qareenkii u doodaayey ayaa waxaa uu xukunkaasi si adag uga Hadley isla markaana ku tilmaamay xukunkaas mid cadaalad daradii ugu weyned ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com