” Muuse Biixi Xaal Ha Nalaga Siiyo…” Muj Cali Curi + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Muj Cali Curi ayaa waxaa  uu  ku baaqay in beesha uu ka soo dego ee gobalka Hawd degta ay dalbaneyso in xaal laga siiyo  hadalo dhawaan ka soo yeedhay madaxweyne Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com