“ Muuse Biixi Kulan Danbe La Yeelan Maayo …” Gudoomiye Ciro Wareysi Kulul + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa waxaa wareysi  kulul oo dhinacyo badan taabanaya waxaa ka qaadey Telefishanka Universal

Gudoomiye Ciro ayaa wareysigiisa ku sheegay in kulan danbe aanu gaar ula yeelan doonin madaxweynaha Somaliland mar  hadii aanu madaxweynuhu wax ixtiraam ah u haynin kulamada asxaabta mucaaridka-na go,aamada ay ku heshiyeena aanu fulinin isla markaana waxaa uu ciro Kulamada Madaxweynaha iyo xisbiyada mucaaridka ah ku sifeeyey qaar uu sawir kula galaayo uun

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office