Murashaxiinta Puntland Oo Gobolka Sanaag Ku Hirdimaya & Xukuumadda Somaliland Oo Indhaha Ka Laabatay + [ Muuqaal ]




Sanaag (Ilays-News):- Musharaxiinta Madaxweyne nimada Puntland u sharaxan ayaa waxaa ay  ku hirdamayaan Gobalka Sanaag oo mid waliba booqasho ku imanaayo isla markaana waxaa ay  u muuqataa in xukuumada Somaliland ay arintaasi indho ka laabatey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Ceerigaabo Desk

Ilaysnews01@Gmail.com