Maxkamada Ugu Sareysa Dalka Itoobiya Oo Loo Magacaabey Haweenay




Addis Ababa (Ilays-News):- Markii ugu horaysay taariikhda ayaa maxkamadda ugu sarraysa Ethiopia loo dhiibay haweenay.

Raysal waraaha Ethiopia ayaa haweenay lagu magacaabo Meaza Ashenafi, u magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare.

 

Dhawaan ayaa Ethiopia markii ugu horaysay haweenay u dooratay madaxweyne inkasta oo aan jagada madaxweynuhu Awood badan ka lahayn dalkaasi.

Image may contain: 1 person, smiling, closeup

 

Ilaysnews/Addis Ababa Desk