Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Laashey Xeer Nimaadiye Ka Soo Baxay Wasaarada Wax Barashada




Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa amar ka soo baxay maanta waxaa ay ku laashay xeer nidaamiye ay dhawaan soo saartey wasaarada waxbarashada Somaliland

Xeer nidaamiyahan ayaa waxaa uu ka dhan ahaa dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland