Maxamuud Xaashi Oo Shaaciyey Sababtii U Fashilmay Mashruucii Biyo Balaadhinta Ee Xumbo Weyne + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu shaaciyey sababtii uu la fashilmay mashruucii biyo balaadhinyta ee Xumbo Weyne

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnes01@Gmail.com