Maxamed Cali Waji Oo Ka Hadley Xilka Loo Magacaabey+ [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Saxafi Maxamed Cali Waji ayaa waxaa uu ka Hadley xilka agaasimaha TV-ga qaranka  iyo Afhayeenka Wasaarada Warfaafinta oo shalay wasiirka warfaafinta Somaliland u magacaabey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com