” Madaxweynuhu Taladii Ayuu Isku Koobay..” Muj Cali Guray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):-  Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka .

Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go,aan ka gaadho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com