” Madaxweyne Muuse Biixi Xan Hore Ayaa Suuqa Ugu Jirtay ..” Xisbiga Waddani + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News): Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag uga hadley arimo ay ka mid yahiin miciishada oo kor u kacday , xaalada cisbitalka Weyne ee Hargeysa iyo dadweyne cabasho ka muujiyey madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeyen in uu dhul xoog kaga qaaday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan