Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Baajiyey Safar Uu Ku Tagi Lahaa Magaalada Berbera + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha dawlad deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar oo maalintii shalay aheyd Hargeysa kaga qeyb galay dhagax dhiga jidka Berbera Corridor ayaa waxaa uu baajiyey safar qorsheysnaa oo uu ku tagi lahaa magaalada Berbera

Ilaa hada ma cada sababta safarkaasi oo madaxweyne Biixi madasha ka sheegay loo baajiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com