Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Wajiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Hargeysa + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay jawiga labaad ee mashruuca biyo ballaadhinta magaalada Hargeysa, taas oo in muddo ah ay ku hawlanayd wakaalada biyaha ee magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com