“ Madaxweyne Inaad Afka Taagto Wax Inoogu Hagaagi Mayaan …” Siyaasi Ramaax Oo Dhaliilay Culus Ku Hurgufay Madaxweyne Muuse Biixi + Muuqaal




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax  xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID ayaa waxa uu eedihii  ugu cuslaa u jeediyey madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi .

Siyaasi Ramaax ayaa mid mid  u dul istaagay dhaliilo uu sheegay in xukuumada Muuse Biixi leedahay isaga oo carabka ku dhuftey in aaney waxba ku hagaageen in uu madaxweynuhu kaliyaha qabsado cirkana eego marka dhaliilo loo soo jeediyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com