“ Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Waxba Kulamo Asxaabta Haku Lumin Wakhtiga….” Cabdinaasir Buuni + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasiga Madaxa banaan ee Cabdinaasir Buuni  ayaa waxaa uu si adag uga Hadley doorashooyinka mar walba dib u dhacu ku imaado waxaana uu madaxweynaha u soo jeediyey talooyin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com