“Madaxweynaha Somaliland Xaalban Ka Siinayaa Hadalka Ramaax….” Suldan Cisman Shiikh Ibraahim + [ Muuqaal




Burco (Ilays-News):- Suldaan Cismaan Sheekh Ibraahim ayaa waxaa uu maanta sheegay in uu madaxweyne Muuse Biixi Xaal Ka Siinaayo hadal dhawaan ka soo yeedhay siyaasi Ramaax kaas oo uu ku duraayey madaxweyne Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Burco Desk

Ilaysnews01@Gmail.com