Madaxweynaha Somaliland Oo Shaaciyey Cida Xalineysa Dagaalka Dhumay , Ciidamada Somaliya-Na Duray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland  Md Muuse Biixi Cabdi Ayaa waxaa u maanta ka qeyb galay xuska sanad guurada 25 ee ciidanka Booliska Somaliland waxaana uu madaxweynuhu halkaas ka jeediyey khudbad

Madaxweynuhu waxaa uu sheegay in xalinta dagaalkaas ay gali doonan dhamaan cidii af Somali ku hadasha , Somaliland-na ay dadkaasi marti noqon doonan

“Colaadda Beelaha Walaalaha ah ee Gobolka Sool, Gaar ahaan Dhumay waxa maanta isugu imanaya inta Af-soomaali ku hadasha oo dhan, waanu soo dhawaynaynaa, waxaanay Marti u yihiin Dawladda Somaliland. “ ayuu yidhi madaxweynaha Somaliland oo  ka hadlaayey Xuska Sanad Guurada 25aad ee Booliska Somaliland oo maanta ku beegnayd

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office