”Madaxwayne Muuse Biixi Si Cadaalad Ah Ayuu Saamiga Xukuumadiisa U Dhisay…” Xildhibaan Dayib + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Dayib oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in madaxweyne Biixi xukuumadiisa uu soo dhisay qaab ay cadaaladi ka muuqato

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com