Madaxwaynaha Deeganka Soomalida Itoobiya Oo Deeq Gaadhsiiyey Beelihii Ku Dagaalamay Gobalka Sool + [ Muuqaal ]




Laascaanood (Ilays-News):- Madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Md Mustafe Maxamuud Cagjar ayaa waxaa uu deeq raashin ah soo gaadhsiiyey beelihii dhawaan   ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Laascaanod Desk