Madax Dhaqameedka Habar Yoonis Oo Hanbalyo Diray + [ Muuqaal ]




Madax dhaqameedka iyo siyaasiyiinta beelaha dega galbeedka magaalada Burco iyo gobalka sanaag ayaa waxaa ay tagaareen isla markaana ay hanbalyeen nabadii ay shalay kala saxeexdeen labada beelood ee wada dega deeganka Ceel Afweyne oo in muddo ah   colaad u dhaxeysay

Saladiintan oo uu hor kacaayeen suldaan Maxamed Xirsi Qani iyo Maayarka Magaalada Ceerigaabo ayaa  waxaa  ku baaqeen in nabadaasi la adkeeyo  isla markaana heshiiska la kala saxeexday sideeda loo fuliyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan