Maamulka Khaatumo Oo Ku Hanjabey Inay Ka Bixi Doonan Heshiiskii Ay Somaliland La Galeen + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Maxamuud Cabdilaahi Caano Nuug Madaxweyne ku xigeenka maamulka Khaatumo  ayaa waxaa uu ku eedeyey madaxweyne Muuse Biixi in uu ku cago jiidaayo fulinta heshiiskii ay wada  galeen Somaliland iyo maamulka Khaatumo .

Waxaana uu madaxweyne ku xigeenku ku hanjabey in Maamulka Khaatumo ay dib talo iskula noqon doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan