“ Kulmiye Waxuu Shirarka Xisbiyada U Soo Diraa Masuulyiin Aaney Talo Ka Go,In , Aqbali Meyno In …” Xisbiga UCID + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay shalay iyaga iyo xisbiga Kulmiye ay la yeesheen kominshanka doorashooyinka .

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga UCID oo warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye  shirarka ay xisbiyada qaranku yeelanayan ay u soo diraan masuulyiin aaney  talo ka go,in

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan