Korneyl Caare Oo Maanta Hanjabaad Cusub Soo Diray + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Korneyl Siciid Cawil Caare ayaa waxaa uu maanta faah faahin ka bixiyey kormeer uu sheegay in uu dhawaan ku tagay deegaano hoos yimaada gobalada Sool iyo Sanaag

Sidoo kale Korneyl Caare ayaa waxaa uu  hanjabaad cusub u soo diray Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com