“ Kominshanka Hadii Laga Cawdey Talo Ha La Keeno..” Sh Aadan Siiro + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Sh Aadan Siiro ayaa khudbadiisii saalada Jumce waxaa uu kaga Hadley dib u dhaca doorashooyinka waxaana uu soo jeediyey hadii laga cawdey kominshanka doorashooyinka in xal la keeno

Sidoo kale Sh Ayaa ka digay mar kasta oo doorashooyinku dib u dhacaan in ay umadu sii kala fogeynayso.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnes01@Gmail.com