Aqalka hoose ee Baarlamanka dalka Jarmalka ayaa ansixiyey boqol bilyan oo Euro oo loogu talagalay Sanduuqa Gaarka ah ee Difaaca oo u hore ugu dhawaaqay Raysal-wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz, taasoo jawaab u ah duulaanka Ruushku ku qaadey Ukraine.

Copyright © 2016 - 2018 Ilays Media Group All Rights Reserved