Jamaal Cali Xussen Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Lagu Riday Wargeys-ka Foore + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays- News):- Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay xukunka ay saaka maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ay ku riday Wargeys-ka Foore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com