Iskuula Noradiin Oo Shaaciyey Ardeyda Kaalmaha Hore Ka Galay Iskuuladiisa + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Maamulka Iskuulka Noradiin ayaa waxaa ay shaaciyeen ardeyda Kaalamaha hore ka galay Imataxaankii shahadiga ahaa ee maanta la yeedhiyey  ee dhigta dugsiyada Noradin

Maamulka ayaa ugu horeyn shaaciyey 10 ardey ee kaalamaha hore ka galay  fasalada Afraad ee dusgsiyada Noradin

No photo description available.

Sidoo kale Maamulka ayaa shaaciyey 10 ardey ee iyaguna kaalamaha  hore ka galay fasalka 8 aad ee dugsiga dhexe

Waxaana ay maamulku shaaciyeen in ardeydaas ay  siin doonan abaal marin ay ku farxaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com