Iska Hor Imaad Ka Dhashay Muran Dhul Oo Xalay Ka Dhacay Degmada Ibrahim Koodbuur Ee Hargeysa




Magaaladda Hargeysa gaar ahaan Degmadda Ibrahim Koodbuur Waxa xalay Ka Dhacay Iska hor imaadka Laba Kooxood Kuwaas Oo Rasaas Isweydaarsaday.

In Kasta oo Ay Qadar Kooban Socotay Dadkuna ay ku Tooseen waxa Ay Wararku sheegayaan In Ay Ahayd Muran dhinaca Dhulka ah, Lamana Oga Wax Khasaare Oo Ka Dhashay.

Magaalada Hargeysa In dhaweyd Waxa Laga Raystay Muranka Dhinaca Dhulka Oo Mararka Qaarkood Sababi Jiray Khasaare Nafeed.