Hotel Casri Ah Looguna Magac Daray Baraar Hotel Oo Xalay Hargeysa Laga Furay + [ Muuqaal ]





Madaxweyne ku xigeenkaa Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo habeenkii xalay xadhiga ka jaray Hoteel Casiriya oo la yidhaahdo Baraar Hotel oo laga furay Caasimada Hargeysa

Halkan Hoose K aDaawo Muuqaalk Warkan