“Hadii La Fulin Waayo Heshiiska Khaatumo Waxaan Naqon Doonaa….” Siyaasi Cali Cantar + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Cali Cantar ayaa waxaa uu ku baaqay in sida ugu dhakhsaha badan loo fuliyo heshiiskii ay wada saxeexdeen Somaliland iyo maamulka Khaatumo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com