Gudoomiye Ku Xigeenkii Dalada SONYO Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqey Inuu Iscasilau Iyo Sababta + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Maxamed Jaamac Gudoomiye ku xigeenka Dalada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay

Masuulkan ayaa waxaa uu iscasiladiisa ku sababeeyey kadib markii madaxweyne Biixi dhawaan u magacaabey  xubin ka tirsan Kominshanka  la dagaalanka iyo Xakameynta Cudurka HIV-Aids-ka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com