Gudoomiye Ciro Oo London Kula Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Dalalka Yurub + [ Sawiro ]




London (Ilays-News):- Gudomiyaha xisbiga Waddani Dr.Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) oo wali ku dhexe jira safarkii UK ayaa maanta wuxuu kulan laqaatay xildhibaano ka tirsan barlamaanka dalalka eurpe iyo uk kulanka ayaa lagaga wada hadlay waxyaabo badan oo khuseeya arimaha jamhuuriyada somaliland gudomiye cirro xaga xisbiga waddani waxaa ku wahelinaayey gudomiyaha xisbiga waddani uk mudane maxamed cali kulankaas maanta magaalada london ku dhex maray DR Cirro iyo xidhibaanada isugu jiray barlamaanada europe iyo dalka uk ayaa si fiican laysula fahmay arimihii lagaga wada hadlay.