Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Gaadhey Berbera , Xafiis-yana Xadhiga Ka Jaray + [ Muuqaal ]




Berbera (Ilays-News):- Waftigii uu hogaaminaayey  gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland oo mudooyinkii ugu danbeeyey safarka ku maraayey gobalada Bariga Somaliland ayaa waxaa ay maanta gaadheen magaalada Berbera iyaga oo xadhiga ka jaray xafiis-yo cusub  oo bahda cadaaladu ku  yeelan doonto magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Berbera Desk

Ilaysnews01@Gmail.com