Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex Oo Sharaxay Xukunkii Ay Shalay Maxkamadu Ku Riday Wargeys-ka Foore + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha maxkamada gobalka Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaciil ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey xukun ay shalay maxkamadu ku ridey wargeys-ka Foore

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com