Gudoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadley Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Culimada Somaliland + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Md Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta ka Hadley khilaaf uu shegay inuu ka dhex qarxay Culimada Somaliland ,

Waxaana uu sheegay in khilaafkaas aaney dhex galin Karin ilaa inta ay culimadu wax isla meel dhigeyso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com