Gudoomiyaha Baanka Dhaxe Oo Ka Warbixiyey Shir Uu Kaga Qayb Galay Dalka Ingiriiska + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa waxaa uu  ka war bixiyey shirar kala duwan oo uu kaga qeyb galay dalalka qaarada Yurub gaar ahaan dalka UK

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com