Guddida Wanaag Farista Somaliland Oo Digniin Ka Soo Saartay Xuska Maalinta Jacaylka Adduunka + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Guddida Wanaag Farista Somaliland ayaa waxaa ay shacabka uga digeen inay xusaan maalinta jaceylka aduunka oo la xuso 14 bishan aynu ku jirno

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com