Guddida Guud Ee Beesha Garxajis Oo Deeq Gaadhsiisay Beelihii Ku Dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool + [ Muuqaal ]




Dhumay (Ilays-News):- Guddida Guud ee beelaha Garxajis ayaa waxaa ay deeq  gaadhsiiyeen  beelihii dhawaan ku dagaalamay Konfurta gobalka Sool waxaana  ay deeqdani aheyd mid ku filan 200 qoys .

Guddida Garxaajis  waxaa deeqdani ka gudoomay isla markaana uga mahad celiyey guddida guud ee Beesha Daarood

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com