Guddida Beesha Garxaajis Oo Iminka Hadley , Guurtidana Fariin Hawda U Marisay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Guddida Beesha Garxaajis  ayaa waxaa ay maanta fariin u direen golaha guurtida Somaliland , taas oo la xidhiidhay buug uu hore u qoray wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Guribarwaaqo , taas oo golaha guurtida cabasho laga muujiyey loo gudbiyey

Guddidan ayaa waxaa ay guurtida ugu baaqeen in go,aan deg deg ah ay ka soo saaraan cabashadaas loo soo gudbiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan