Golaha Wakiilada Oo Wasiirka Maaliyada Somaliland Ku Eedeyey Sharci Jabin + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada maaliyada ku eedeyey inuu jabiyey xeerarkii iyo sharciyadii  dalkan u yaalay , kadib markii uu sameeyey cashuuro kordhin aanu awood u laheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaa Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com