Golaha Guurtida Somaliland Oo Fadhi Aan Cadi Aheyn La Iskugu Yeedhay + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Shir gudoonka golaha Guurtida Somaliland  ayaa waxaa ay xildhibaanada golaha guurtida iskugu yeedheen fadhi aan caadi aheyn maalinta Sabti-da .

Xoghayaha golaha guurtida oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in sababta fadhiga guurtida la  iskugu yeedhay ay tahay kadib markii golaha Guurtida ay warqad ka soo gaadhay madaxweyne Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com