Gobolka Sanaag Oo Shirkaddo Gaar Loo Lee Yahay Ka Bilaabeen Macdan Qodis.




Ceerigaabo(Ilaysnews)Gobolka Sanaag  Ayay  Shirkaddo Gaar Loo Lee Yahay Ka Bilaabeen Macdan Qodis, iyada oo qalab kala duwan la keenay degaano kamid ah gobolkaasi .

wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa shirkaddo tiro badan liisano u siisay goobo kamid ah dalka in ay ka qoddaan macdano kala duwan, iyada oo aanay jirin cid damaanad qaadi karta dhaqaalihii Qaranka kasoo geli lahaa.