“ Gobalada Sool Iyo Sanaag Meesha Way Ka Sii Baxayaan , Burco-na Way Ku Xigi Doontaa..” + [ Muuqaal ]




Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Gobalada Bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sool , waxaana uu si gaar ah uga Hadley  dhex dhexaadinta beelahii ku dagaalmay konfurta gobalka Sool oo loo raray magaalada Jig jiga .

Siyaasi Cali Cantar waxaa uu sheegay in habaradey gobalada Sool iyo Sanaag  isla markaana hadii ay gobaladaasi ay meesha ka baxaan gobalka Togdheer-na uu ku xigi doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com