“ Geed Hoostii Ayaanu Dacwadaha Qaar Ku Qaadnaa…” Gudoomiyaha Racfaanka Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex + [ Muuqaal]




Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka gobalka Maroodi-Jeex Cali Suudi Diiriye  ayaa waxaa uu sheegay in dacwadaha qaar  kood ay geed hoostii ku qaadan isla markaana ay u baxaan xabsiyada ku yaala meelo ka baxsan magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ilaysnews/Hargeysa Office

Ilaysnews01@Gmail.com